War deg deg ah Warax Xoogan oo ka dhacay Muqdisho

0

Qarax weyn ayaa ka dhacay goor dhow magaalada Muqdisho caasimadda Somalia.

Qaraxa ayaa la sheegay inuu ka dhacay xeebta Liido ee Degmada C/casiis, gaar ahaan Elite Hotel oo ah hotel caan ah oo ku yaalla Xeebta Muqdisho.

Qaraxa ayaa loo adeegsaday Gaari lagu dhuftay derbiga hotelka, waxaana la maqlayaa rasaas, sida ay soo weriyeen dad ku sugan goobtaas.

Wararka qaar ayaa sheegaya in qaraxa ka dib ay Hotelka Elite gudaha u galeen dabley ka tirsan Al-shabaab oo ka dagaalamaya gudaha.

LA SOCO WIXI SOO KORDHA

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here