War hada ka soo baxay Wasaarada Arimaha Dibadda ee Soomaliya ayaa lagu taageeray warkii ka soo baxay Xafiiska Ra iisal wasaraha Xil gaarsiinta mudane Maxamed Xuseen Rooble ee lagu racadeeyey wakiilka Midoowga Afrika ee Soomaliya

Qoraalkaan ka soo baxay wasaarada arimaha Dibadda Soomaliya ayaa dhabar jab ku ah Madaxweyne Xileedkiisa dhamaaday ee Farmaajo oo isagu diidanaa in dalka laga saaro wakiilkaasi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here