War Deg Deg ah Wasiirada Ra iisal wasare Kheyre oo Iscasilaad ku dhawaaqayo

0

Warar aan laxqiijin ayaa sheegaya in wasiiro ka tirsan xukumada soomaaliya ay dhawaan iscasilayan

Wasiir Omaar ayaa ugu horeeya is casilaada Tira yar Wasiiro ay madaxtooyada gadaal ka Rixetso.

Dhinaca kale xafiiska Kheyre waxaa caawa ka Socda Campaign aad u xoogan oo ah buuxinta Wasiirada madaxtooyada ku cadaadineyso inay Iska casilaan xilka wasiirnimo ee Xukuumadda Xasan Cali Kheyre.

Kheyre ayaa Durba magacaabayo Wasiirada iscasilay oo la Safan Madaxweyne  Farmaajo

Xigasho Maxamed Rooraaye

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here