War deg deg ah Xamadi Maxmed Farax oo xalay in la Kufsday Dabaqa Lixaad laga sii Tuuray magaalada Muqdiaho

0

Waa wax laga naxay Fal aad u xun oo ku dhacay Gabar Soomalaiyeed ka dib markii ay Xoogeen Rag kuwaa oo markii ay Kufsadeena Dabaqa Lixqad ka soo Tuuray

Gabarta la Dilay ayaa lagu magacabaa Xamadi waxay u dhimatay falka waxashnimada ah ee lagu sameeyey ka dibna laga Tuuray Dabaqa

Qarabaada Xamdi ayaa Barta Fecbooga soo dhigeen in Gabartooda Cadaalad u Baahan tahay madaama si ka baxsan Bini aadanimada loo dilay

Sida ay sheegeen Reerka Gabarta la Kufsaday ka dhalatay in uu Falka ka dhacay Hoteel ku yaalo Degmada Waabari lagana soo Tuuray 6 Dabaq

Soomaaliya ayaa waxaa ku soo badanayo Kufsiga loo Geesanaayo Gabdhaha yar yar iyadoona ay geesanayaan kooxo isku xiran oo wax ma garato ah

Waxaada Cadaalada ayaa laga Doonayaa in Cadaalada la Horkeeno dadkii ka danbeeyey falka waxashnimada ah ee lagu dilay Xamdi Maxamed

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here