War deg deg ah Xildhibaanada Labaad ee Garabka Isbadal Doonka oo la dhaariyey

 

War hada ku soo dhacay shabakada Dayniile.com ayaa sheegay in Xildhibaanadii Labaad Garabka isbadal doonka lagu dhaariyey wax yar.ka gor magaalada Kismaanyo ee Xarunta Kumeel Gaarka Maamulka Jubbland iyagoona halkaa gudoomiyey kumeel Gaar ugu doortay masuulka ugu dada weyn

Xildhibaanada la dhaariyey oo gaaray 70 ayaa isugu jiray Haween iyo Rag waxeyna dhawaan Dooran doonaan Gudoomiyey Baarlamaanka iyo Madaxweyne

Horay ayaa Garabka Xildhibaanada Axmed madoobay shalay u dhaariyeey Xildhibaanada ay magacabeen xaalkana waxaa moodaa mid marba marka ka sii danbeysa ka sii daraayo

Ciyaarta Labada Koox ayaa moodaa kuwa is fiirsanaayo oo aan u tureynin shacabka la ilka daran Baahida horay ay colaada u raagsatay

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064