WAR DEG DEG AH:Madaxweynaha Jabbuuti Ismaaciil Geelle oo Xaqiijiyey in Maalinta Bari kulmayaan Soomaliya iyo Soamaliland

0

WAR DEG DEG AH:Madaxweynaha Jabbuuti Ismaaciil Geelle ayaa si rasmi ah u xaqiijiyey in uu berri kulansiinayo madaxweyne Farmaajo iyo madaxweynaha Somailand, Biixi;si loo sii amba qaado buu yidhi “Wada-hadallada labada shacab ee walaalaha ah”

Wuxuu xusay in uu kulanka ku casumay Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here