GAROWE (DAYNIIILE.COM)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhaw  gaaray Magaalada Garowe ee Xarunta Maamulka Puntland.

Madaxweynaha ayaa halkaasi u tagay si uu ugu qeybgalo xaflada caleema saarka Madaxweynaha Puntland iyo kuxigenkiisa oo 8-dii bishaan la doortay.

Advertisement

Madaxweynaha Puntland Saciid Dani ayaa garoonka diyaaradaha Garowe ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Somalia iyo wafdigiisa.

Madaxweynaha ayaa markii uu galay hoolka xaflada caleema saarka waxaa u wada istaagay masuuliyiinta dhamaan ee ka qeybgalay xafladaasi iyadoo mar kaliya jawiga uu is badalay.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIIILE.COM

Previous articleXOG: Warbixin ku saabsan Aabe wiilkiisa ku gowracay duleedka Muqdisho.
Next articleCiidamadii Itoobiya ee Kismaayo saldhiga ku lahaa oo ka baxay dalka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here