War deg deg ahQarax ismiidamin ah iyo Dagaal toos ah oo ka socoto magaalada Oowdheegle ee Gobolka Shebeelada Hoose

Qarax ismiidamin ah iyo Dagaal toos ah oo ka socoto magaalada Oowdheegle ee Gobolka Shebeelada Hoose

Waxaa wax yar ka hor Qarax gaari uu ka dhacay magaalada Oowdheegle ee Gobolka Shabeelada Hoose oo sida la sheegay uu fuluyey nin naftii hura ah

Qaraxa gaari ka dib waxaa dhacay dagaal toos ah oo u dhaxeeyo ciidamada Dowlada iyo kooxahii weerarka soo qaaday ee Alshabaab

Dadka deegaanka ayaa sheegay in maqlayaan huganka gantaalada Garabka laga Tuura iyo Babo Gacmeed waxaana muudaa ayeey lee yihiin in xaalada ay tahay mid cakiran

Qaraxaan ayaa ah kii ugu horeeyey ee noocasa halkaa ka dhaco tan iyo intay la wareegeen ciidanka Dowlada

Wali lama haayo qasaaraha dhabta ah walooow uu jira qasaaro

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064