WAR DEG DEG Diyaarad Xamuul ah oo ku Bur burtay Eraboorka Magaalada Baladweyne

0

Diyaarad Ka Timid Magaalada Muqdisho Ayaa Ku Dhacday Garoonka Diyaaradaha Ugaas Khaliif Ee Magaalada Baladweyne Diyaarada oo Hada Ku Gubaneysa Garoonka Ayaa Aheyd Kuwa Xamuulka Qaada ilaa iyo Hada Lama oga Qasaaraha Ka Dhashay
I

Iyadoona wali Jirin cid isku xilqaantay in ay Damiso Dabkaasi ka kacay Diyaarada

Macada waxa saaran Diyaaradaasi iyadoo loo badinayo Saanad Milataro ee Ciidamada Amison lee yihiin

Kala soco waxii ku soo kordha halkaan

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here