Dagaal culus oo u dhexeeya maleeshiyaad kasoo kala jeeda Dhuusamareeb iyo Cadaado ayaa iminka ka socda Deegaanka Xananbuurre ee Goholka Galgaduud oo qiyaastii 45Km ujira Caasimada Galmudug.

Wararka lahelayo ayaa sheegaya in uu jiro qasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac kala gaarey labada dhinac ee dirirtu u dhexeyso.

Dhowr mar ayuu soo noqnoday Dagaalkaan waxaana leys weydiinayaa waxa ku soo aadiyey xiligaan oo Dalka laga Doonaayo in au ka dhacdo doorasho

Dagaalkaan ayaa ku soo aaday xili  Maalinta Bari uu ka furmaayo magaalada Dhuusamareeb shirka Dowlada Federaalka iyo Maamul Goboleydyada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here