War Dhiilaleh oo laga soo saaraty shirka Dhuusamareeb

0

Xisbi Siyaasadeedka Sahan uu hogaamiyo Madaxweynihii hore ee maamulka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa si diiran usoo dhaweeyay go’aanadii kasoo baxay shirkii magaalada Dhuusomareeb ku yeesheen Madaxda DF iyo kuwa maamulada.

Qoraal kasoo baxay Xisbiga Sahan ayaa lagu sheegay in talaabo horey loo qaaday u arkaan in la isla gartay in doorashada dalka ku dhacdo waqtigeeda, waxa uuna xisbiga ku baaqay in xisbiyadda dalka qeyb ka noqdaan wajiga 2-aad ee shirka si sahanka doorashada u miro dhalo.

Xisbiga Sahan ayaa sidoo kale ka codsaday dhinacyada ku shiray magaalada Dhuusomareeb in ay soo magacaabaan guddiyo heesta kalsooni ay ku miro dhalin karaan wadahadalada awoodna u leh in ay qaataan go’aano.

Halkan ka Akhriso Warka Xisbiga Sahan kasoo baxay

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here