WAR-MURTIYEED ka soo baxay Shirkii Garoowe iyo Shir kale oo lagu qabanaayo Magaalada Muqdisho

0

WAR-MURTIYEED.

Shirka wadatashiga Dowladaha Jubaland iyo Puntland ayaa lagu soo gaba gabeeyay Magaalada Garowe ee Caasimada Puntland iyadoo laga soo saaray War-Murtiyeed rasmi ah.

Waxaa goordhaw War murtiyeed laga soo saaray Shir magaalada Garawe ee caasimada maamulka Puntland uga socday Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdulaahi Deni iyo Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe).

Shirka ay yeesheen labadan Madaxweyne oo horey u diiday ka qeyb galka Shirkii Dhuusomareeb iyo heshiisyadii lagu gaaray ayey uga wada hadleyn arimo dhoor ah oo qeyb ka ahaayeen shirkaasi iyo shirar kale oo la qabanayo.

War Murtiyeedka ayaa lagu sheegay in Madaxda Puntland iyo Jubbaland wadahadal dhanka Telfoonka kula yeesheen Madaxda Dowlada federaalka iyo kuwa maamulada dalka ka jira ayna isla garteen in la isugu yimaado shir kale oo ka dhacaya Muqdisho.

Halkan ka Akhriso War murtiyeedka Wadajirka 

 

j

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here