Waxaa goordhoweyd lasoo gebagebeeyay shirweynihii beesha Murusade uga socday magaalada Muqdisho.

Shirka waxaa kasoo baxay qodobo ay kamid yihiin

Advertisement

1-in la taageero dadaalada Madaxda dowladda federaalka ee ku aaddan dib u xoreynta dalka

2.in lakaal qaado duqa Muqdisho iyo guddoomiyaha gobalka Banaadir beesha Murusadana ay hesho labadaas Jago midkood

3. In la qabto kulan weyn oo ay ku mideysanyihiin afarta Karanle

4. In la qabto kulan weyn oo u dhexeeya beesha Murusade iyo beelaha digil iyo Mirifle si kor loogu qaado xiriirkii soo jireenka ahaa ee ka dhexeeyay labadaasi dhinac.