War qoraal ah ay soo sareen Xisbiyada Sheiy Shariif iyo Xasan Sheikh

0

War Qoraal ah oo goordhaw kasoo baxay Madasha Xisbiyada Qaran uu hogaamiyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa lagu soo dhaweeyay dadaalada lagu doonayo in looga heshiiyo Hanaanka doorashada dalka.

Madashada Xisbiyada Qaran ayaana ugu baaqday Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo in shirkan balaariyo kana soo qeyb galiyo dhamaan dowlad goboleedyada xubnaha ka ah Dowlada Federaalka .

Warka kasoo baxay Madasha Xisbiyada Qaran ayaa sidoo kale loogu baaqay Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad goboleedyada in ay la yimaadaan isu tanaasul una dhimriyaan dalka iyo dadka Soomaaliyeed.

Halkan ka Akhriso Warka Caawa kasoo baxay Madasha Xisbiyada Qaran

war qoraal

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here