War-saxaafadeed ka soo baxay guddiga doorashooyinka heer federaal:

Waxaa Maalinta 3aad ee Shahaado Bixinta qaatay Shahaadada Xildhibaanimo ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaanada hoos ku qoran:

1. Ibrahim Awgab Osman AS#06
2. Hassan Idow Mohamed AS#22
3. Nor Mohamed Gedi AS#18
4. Abdiwahab Abdi Omar GSH#270
5. Mohamud Abdullahi Ahmed GSH#006
6. Yusuf Ibrahim Afrah GSH#033
7 Abdullahi Mohamed Ali (Sanbaloolshe) GSH#058
8. Malik Ibrahim Abdalla GSH#66
9. Ifrah Mohamed Awed GSH#037
10. Abdillahi Bidhan Warsame GSH#235
11. Abdirahman Mohamed Mohamud (Faroole) AS#46
12. Fardowsa Osman Egal HOP#232
13. Saredo Mogamud Hassan (Jeyte) AS54
14. Deqo Hassan Hussein AS#43
15. Maxamed Deeq Barre Cumar (Fiyoore) GSH#008
16. Abdisamad Yusuf Mohamed AS#52
17. Mohamed Bashiir Ali GSH#083
18.Hirsi Jama Ganni GSH#223

Waxaan ku u mahadcelinayaa Xildhibaanadii Labada Aqal ee Saddexdii Maalmood ee la soo dhaafay nala ilaaliyey waqtiga, waxaan sidoo kale ku boorrinaynaa Xildhibaanada aan wali qaadan inay dhowraan Jadwalka dhammeystirka Doorashada, yimaaddaanna Xarunta Guddiga FEIT ee Airport Hotel.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here