Wasiirka Wasaaradda Awqaafta & Arrimaha Diinta Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cumar Cali Rooble waxa uu ugu hambalyeynayaa Bulshada Soomaaliyeed Iyo Guud ahaan Ummadda Muslimka ahba munaasabadda Dhalashada Nabigeenna Muxammad Naxariis Iyo Nabad gelyo korkiisa ha ahaatee oo ku aaddan maalinta bari oo Isniinta ah 12 RABIICUL AWAL 1443 Hijriga, Isla markaana ku beegan 18 October 2021.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here