Wararkii ugu Dabeeyey ee Qilaafka Madaxweyne Farmaajo iyo Ra iisal wasaare Kheyre

0

Wararkii ugu Danbeeyey oo maanta oo Jimcaa ka helnay Xarunta looga Arimiyo Soomaaliya ee Madaxtooyada ayaa sheegayo
In Xaalada Labada Masuu aheyn mid aan Wanaagsaneyn

Labada Masuil ayaa tan iyo Xalay u socdeen wadahadal qaatay Mudo taa oo Leysku Fahmi waayey iyadoona Dib loo balamay mar kale Saakay

Dood Dheer ka dib ayaa lagu kala tagay iyadoona leysku mari waayey laba Qod oo kala ah

1 in latashiyoi la Sameyn maamiul Goboleyda

2 in Doorashada 2021 ka Qeyb Galin Maamulada Puntland Iyo Jubbland

Ra iisal wasaraha ayaa Ganafka ku dhuftay Labadaasi Qodob isagoona u sheegay in ay Muhiim Tahay labadaasi Qodob in la Hir Galiyo loogana maarmin Doorashada

Waxuina u Sheegay Kheyre in hadaan Bulshada wax u qabtay ley Dooran Doona hadaana u qabana aan ley Dooran Doonin

Halkaa markay mareysa ayaa hadalka qaatay Farmaajo oo ugu Goodiyey Kheyre in uu Meesha sii Joogi Doonin hadaadan war Keyga Maqleynin

Isha warkaan waxaan ka Helnay dad Goob Joig ahaa oo Diiday in aan Magacaawno

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here