HomeWarkiiWararkii ugu dambeeyay ee xaalada Qaza

Wararkii ugu dambeeyay ee xaalada Qaza

QAZA (DAYNIILE.COM)-Ugu yaraan 25 qof, oo ay ku jiraan gargaar-doon, ayaa lagu dilay weerarrada Israa’iil ee ka dhacay Gaza.

Labo kale oo Falastiini ah, oo uu ku jiro ilmo 35-maalmood jir ah, ayaa nafaqo darro ugu dhintay Isbitaalka al-Shifa ee magaalada Gaza.

Tobanaan kun oo qof ayaa isugu soo baxay magaalada Tel Aviv, waxayna ku boorinayeen madaxweynaha Mareykanka Donald Trump in uu gaaro heshiis lagu soo afjarayo dagaalka iyo soo celinta ilaa 50 maxaabiis ah oo ku haray Qaza.

Dagaalka Israa’iil ee Gaza tan iuo 2023-kii waxa ku dhintay ugu yaraan 58,765 qof, waxaana ku dhaawacmay 140,485.

Qiyaastii 1,139 qof ayaa lagu dilay Israa’iil intii lagu guda jiray weeraradii Oktoobar 7, 2023, in ka badan 200 oo qofna waa la qafaashay.

SOURCE AJAZEERA 
XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -