HomeWarkiiWararkii ugu dambeeyay ee xabad joojinta laga gaaray dagaalkii Iiraan...

Wararkii ugu dambeeyay ee xabad joojinta laga gaaray dagaalkii Iiraan iyo Israa’iil

Iran vs Israel: One has nukes, the other has numbers – who has the edge in  West Asia's war game? - The Economic TimesTEHRAN (DAYNIILE.COM)-Wararka laga helaayo dhanka Israa’iil ayaa sheegaya in Ra’iisulwasaarahooda Natanyahu uu ugu dambeyn qaatay talada Madaxweynaha Mareykanka taasoo ah inay qaataan heshiiska xabad joojinta  kadib markii saacadihii ugu dambeeyay ee maanta uu Natanyahu isku dayay inuu ka aargoosto duqeyntii saaka Iiraan u geystay balse ka horeyay saacadii xabad joojinta ay bilaabaneysay.

Trump ayaa la sheegay inuu xiriir la sameeyay Netanyahu islamarkaana ku cadaadiyay inuu heshiiska xabbad-joojinta ah dhaqangeliyo si dagaalka loo soo ajaro.

Sidoo kale Madaxweynaha Turkey oo ka hadlay xabad joojinta ayaa ugu baaqay Israa’iil iyo Iiraan inay u hogaansamaan heshiiska xabad joojinta,sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in bariga dhexe uusan xanbaari karin dagaal guud ahaan caalamka saameyn ku yeesha.

Dhanka kale warbaahinta iiraan ayaa soo daabacday in banaanbax weyn uu caawa maqribkii ka dhici doono Magaalada Tehran ee caasmada Dalkaasi Iiraan , waxaana loogu magac daray banaanbixii guusha.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA 
DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -