HomeWarkiiWararkii ugu danbeeyay heshiiska laga gaaray Dagaalka Bariga dhexe iyo caqabadaha uu...

Wararkii ugu danbeeyay heshiiska laga gaaray Dagaalka Bariga dhexe iyo caqabadaha uu wajahayo

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in heshiiska isfahamka ah ee lala galayo Iran ee la saxiixi doono jimcaha uusan ahayn mid kama dambeys ah wuxuuna ka digay in ay ku soo laabtaan “bambaanooyinka la tuuro” haddii uu “uusan jeclayn”.

Iran ayaa ku eedaysay Israa’iil inay ku xad gudubtay xabbad joojinta Lubnaan 84 jeer tan iyo markii ay heshiiska la gaartay Mareykanka waxayna ka digtay “jawaab adag” haddii weeraradu sii socdaan.

Digniintan ayaa timid ka dib markii ciidamada Israa’iil ay afar qof ku dileen koonfurta Lubnaan, wuxuuna Trump dhaleeceeyay ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu, isagoo sheegay inay tahay inuu “mas’uul dheeraad ah ka yeesho” Lubnaan.

Markab saddexaad oo siday Saliid Iran ayaa ka shiraacday khadka go’doominta ee ciidamada badda Mareykanka ee gacanka Cumaan, sida ay sheegtay TankerTrackers.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -