In this photo provided by the Libyan government, cars and rubble sit in a street in Derna, Libya, on Monday, Sept. 11, 2023, after it was flooded by heavy rains. Mediterranean storm Daniel caused devastating floods in Libya that broke dams swept away entire neighborhoods and wrecked homes in multiple coastal towns in the east of the North African nation. As many as 2,000 people were feared dead one of the country's leaders said. (Libyan government via AP)

Wararka laga helaaypo Dalka Liibiya ayaa sheegaya inay sii kordhayaan khasaaraha dhimasho ee ka dhashay daadad badan oo biya wata kuwaasoo ku rogmaday magaalooyin ka mid ah Dalka Liibiya.

Advertisement

Wararkii ugu danbeeyay ayaa sheegaya in dhimashada ay sii mareyso 2500 ruux halka nolol iyo geeri lagu la’yahay 10,000 ruux.

Hal Magaalo oo lagu magacaabo Derna ee dhacda Bariga Liibiya ayaa lagu aasay meydadka 700 ruux oo ku shahiiday masiibada dalkaani muslimka ah qabsaday.

Dhanka kale waxaa aad u shaqeynaya inta karaankooda kooxaha gurmadka waxayna ku howlan yihiin sidii meydad badan oo kale ay uga soo saari lahaayeen daadadka.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIIILE.COM

Previous articleDuqa Muqdisho oo qaabilay Safiirka Talyaaniga+SAWIRRO
Next articleMadaxweynaha Turkiga oo ku dhawaaqay inay gurmad ka gaysanayaan masiibada Liibiya ku dhacday.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here