Sida lagu daabacay pageka Afka dowladda looga hadlo ee Radio muqdishu ayaa lagu sheegay in Horjoogayaal ka tirsanaa Al-Shabaab ayaa lagu beegsaday howlgal qorshaysan oo ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee dowladda Soomaaliya ay ka fuliyeen degaanka Mubaarak ee gobolka Shabeellada Hoose.

Bartilmaameed howlgalkaas ayaa ahaa xuruntii ugu weyneed ee Alshabaab ay baada uga uruuri jirtay dadka ku nool gobolka Shabeellada Hoose, waxaana la dilay xubnihii ugu sareeyey argagixisadii joogtay Mubaarak.

Sikastaba ha ahaate wali lagama haayo war rasmi ah oo aan ka helnay dhinaca ama in dagaalka looga gooleestay kooxda Alshabaab hase ahaate warkaan wixi kuso kordha waxaa idinkula wadaagi doona sacaadaha soo socda.

Lifaaqa Hoose waa ka ay daabaceyn Warbaahinga Dowladda Soomaaliya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here