Warbaahinta dowladda Itoobiya ayaa ku warrantay in militeriga ay dileen 550 kamid ah dagaalyahanada TPLF xili uu dagaal ka socda gobolka waqooyiga ku yaalla ee Tigray.

Inkasta oo aanan la xaqiijin wararka kasoo baxay dhinaca federaalka.

Arrintani ayaa muujineysaa in labada dhinacba ay boqolaal qof kaga dhinteen dagaalka.

Talaadadii, madaxa gobolka Tigray Debretsion Gebremichael wuxuu ku eedeeyay Eritrea inay weerar kusoo qaaday gobolka.

Waxaana arrintaas beeniyay dowladda Eritrea iyo militeriga federaalka ee Itoobiya.

 

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here