Man utd … Waxa ay iska celisaa Kooxaha waaweyn way faraxsan tahay marka koox weyn ay la ciuaareyso .

Man utd… Iskama.celisp Kooxaha uaryar inta badan waxaana ay noqotaa in laga badiyo Mman utd oo xisaabteda dhibcaha waxaq la dega Kooxaha yar yar ee ka badiya sida badan.

Arsenal…. Aad iyo aad dhulka ayey la dhacdaa oo si qurux badan ayey uga badisaa Kooxaha yaryar waana ku xisaabtantaa 3 dhibcood we Naadiga yar.

Arsenal..caqabada heysata arsenal waa marka ay la.kulanto inta badan. Kooxaha waaweyn waxaa Soo gaarta guuldaro aad is oraneyso waaba sii ogaayeen mana ku xisaabtanto natiijooyinka Kooxaha waaweyn waana kuwa ka go a.marka tartanka horuaalku socdo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here