HomeWarkiiWarbixin ku saabsan howlgal guuleystay oo ciidamada Dowladu ku beegsadeen Alshabaab ku...

Warbixin ku saabsan howlgal guuleystay oo ciidamada Dowladu ku beegsadeen Alshabaab ku sugnaa degmada Jamaame+SAWIRRO

May be an image of one or more people and textSida goor dhaw lagu shaaciyay warbaahinta Dowlada Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Qeybta 43-aad iyo Kumaandooska Danab ayaa howlgallo ka dhan ah Khawaarijta ka wada deegaanno hoostaga degmada Jamaame ee Gobolka Jubbada Hoose, iyadoo halkaas jab culus lagu gaarsiiyey cadowga Khawaarijta ah.

Ciidamada ayaa howlgalkaas ka fuliyey deegaannada kala ah; Muuse Xaaji, Araare, Koban, Bangeeni, Maleyleey, Baladu-raxma iyo Degeyga Maam-bile oo hoos taga degmada Jamaame, iyadoo jab culus la gaarsiiyey, lagana saaray Khawaarijta deegaannadii ay ku dhuumaaleysanayeen.

Howlgalka waxaa barbar socday duqeymo ay fuliyeen Ciidamada Qaranka, waxaana la burburiyey dhammaan goobihii ay Khawaarijtu uga dhuumaaleysanayeen aaggaas, Saraakiisha Xoogga Dalka ayaa sheegay inay weli sii baacsanayaan firxadkii Khawaarijta lagu jebiyey howlgalka ka socda aagga degmada Jamaame.No photo description available.No photo description available.May be an image of textNo photo description available.No photo description available.May be an image of horizonNo photo description available.May be an image of grass and treeNo photo description available.May be an image of SaqsaywamanNo photo description available.May be an image of cheetah and grassMay be an image of grassMay be an image of jeep

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -