HomeWarkiiWarbixin ku saabsan kulan maanta Muqdisho ku dhex-maray Xafiiska Amniga Qaranka iyo...

Warbixin ku saabsan kulan maanta Muqdisho ku dhex-maray Xafiiska Amniga Qaranka iyo kuwa Maamul Goboleedyada

May be an image of 13 people, people studying, table, dais and textMuqdisho, Soomaaliya 6 oktoober

Xafiiska Amniga Qaranka (XAQ) Soomaaliya ayaa qabtay kulan socondoona sadex maalmood kaas oo ay kaqayb galayaan wakiilo ka socda Xafiisyada Amniga Dowlad-Goboleedyada.

Kulanka ayaa diiradda lagu saarayaa diyaarinta hindise-sharciyeed ku saabsan dhismaha Guddiyada Amniga Dowlad-Goboleedyada , si loo xoojiyo nidaamka maamul ee amniga dalka.kulanka ayaa u jeedooyinka laga leeyahay waxaa kamid ah:

  1. In la caddeeyo kaalinta Golaha Amniga Qaranka, Xafiiska Amniga Qaranka, iyo Xafiisyada Amniga Dowlad-goboleedyada ee ku jira Qaab-dhismeedka Amniga Qaranka ee la cusboonaysiiyay.
  2. In la qeexo hawlaha guddiyada amniga heer federaal iyo heer dowlad-goboleed si loo dheellitiro baahida amniga gudaha iyo ilaalinta madax-bannaanida.
  3. In la horumariyo habraacyo isku-xidhan oo siyaasadda iyo go’aan qaadashada u dhexeeya federaalka iyo dowlad-goboleedyada.
  4. In la dhiso sharci aasaasi ah oo qeexaya awoodaha, qaab-dhismeedka xubinnimada, iyo hababka wada-shaqaynta.
  5. In la abuuro habab isla-xisaabtan oo wax ku ool ah si looga hortago khataraha kooxaha hubeysan ee aan dawliga ahayn.

Dhamaadka kulanka, waxaa la filayaa in ka-qaybgalayaashu ay ka gaaraan faham guud oo ku saabsan qaab-dhismeedka maamulka amniga ee Soomaaliya sida uu dhigayo Qaab-dhismeedka Amniga Qaranka ee 2023, isla markaana ay ku heshiiyaan mabda’a wada-shaqeyn iyo is-koordinayn oo u dhexeeya xafiiska aminga qaranka iyo kuwa maamul goboleedyada.

Kulankan ayaa sidoo kale lagu xoojinayaa kalsoonida iyo lahaanshaha siyaasadeed ee hay’adaha amniga Soomaaliyeed si ay u hoggaamiyaan wajiga xiga ee dib-u-habeynta amniga iyo xasilinta nabadda dalka.May be an image of 6 people, dais and text that says "Wadatashiga Sharciga Guddiyada Amniga Dowlada Gobaleedyada iyo Xafiisyada Amniga ee Dowlada Gobaleedyada iyo Qaabka. la xisaabtam la awoodi karo in la taageero Amniga Bulshada Consultation on State Security Committees-State Security Offices Legal acts Accountable and affordable framework for community security provision SUPPORTEDBY UNTMIS Mogadishu, Somalia แร่ 6-8 October 2025 귀트"May be an image of 6 people, dais and text that says "Wadatashiga iyo Xafiisyada Sharciga la xisaabtam la Amniga Guddiyada Amniga Dowlada Gobaleedyad yada awoodi karo in taageero Dowlada Gobaleedyada Amniga Qaaibka Consultation on State Accountable and affordable Security Committees-State Bulshada ramework community Security Offices ets Security provision SUPPORTED BY UNTMIS 요 Mogadishu, Mogadishu,Somalia Somalia B 6-8 October 2025"May be an image of 6 people, dais and text that says "Wadatashiga iyo Xafiisyada Sharciga la xisaabtam la Amniga Guddiyada Amniga Dowlada Gobaleedyad yada awoodi karo in taageero Dowlada Gobaleedyada Amniga Qaaibka Consultation on State Accountable and affordable Security Committees-State Bulshada ramework community Security Offices ets Security provision SUPPORTED BY UNTMIS 요 Mogadishu, Mogadishu,Somalia Somalia B 6-8 October 2025"May be an image of 3 people, people studying and suitMay be an image of 8 peopleMay be an image of 3 people, people studying, dais and newsroomMay be an image of 14 people and daisMay be an image of 9 people and textMay be an image of 2 people, people studying, newsroom and textMay be an image of 4 people, people studying and text

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -