HomeCiyaarahaWarbixin: Real Madrid oo ceyrineysa Xabi Alonso haddii……….

Warbixin: Real Madrid oo ceyrineysa Xabi Alonso haddii……….

XIGASHO LAACIB.NET

XIGASHO LAACIB.NET

Manchester United ayaa guul qiimo leh ka heshay kooxda Brighton kadib markii ay 4–2 ku garaaceen kulan ka tirsanaa wareegga 9-aad ee Premier League, ciyaar ka dhacday garoonka Old Trafford.

United ayaa hoggaanka qabatay daqiiqaddii 24-aad kaddib markii Matheus Cunha uu shabaqa soo taabtay, halka Casemiro uu goolka labaad ku daray daqiiqaddii 34-aad, taasoo ciyaarta ka dhigtay 2–0 qeybtii hore.

Qeybtii labaad, Bryan Mbeumo ayaa goolka saddexaad u dhaliyay Manchester United daqiiqaddii 61-aad, ka hor inta uusan Danny Welbeck gool usoo celin Brighton daqiiqaddii 74-aad.

Daqiiqadihii dheeraadka, Brighton ayaa mar kale yareysay farqiga iyadoo uu u dhaliyay gool Kostoulas daqiiqaddii 90+2, balse United ayaan u oggolaan soo laabasho, iyadoo Mbeumo uu mar kale shabaqa soo taabtay daqiiqaddii 90+6 si uu u dhameystiro guusha.

Guushan ayaa Manchester United ka dhigtay inay yeelato 16 dhibcood, taasoo gelisay kaalinta afaraad, halka Brighton ay ku hartay 12 dhibcood iyagoo haatan jooga kaalinta 11-aad.

XIGASHO LAACIB.NET

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -