Inkasta oo ay doorashooyinka dadban ee Soomaaliya yihiin kuwo ka fog caddaaladda iyo xornimada, haddana labaatankii sano ee la soo dhaafay, waxa ka soo baxay natiijooyin ay si weyn ugu qanceen saammilayda siyaasadda & shacabka intooda badani.

Sannadkan, dib u dhaca xeeladaysan ee ay ku kaceen kuwa hoggaaminaya geeddi-socodka doorashooyinka, Senators Aqalka Sare ee madax ka taabashada lagu soo xushay, iyo heshiisyada iyaga uun u danaynaya ee ay gaadheen ayaa keenay natiijooyinka lagu muransan yahay iyo xasilooni darrada siyaasadeed ee dalka ka jirta.

Halkaan kala soo deg waxbixinta oo dhamaystiran;

 

Wixii aqbaar ah kaala socda halkan ama Websitedka www.dayniile.com

English version: https://bit.ly/32BTqKh
Somali version: https://bit.ly/3CU90gu

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here