Wareegta ka soo Baxday madaxweynaha Taagrayaashii magacaabay oo laga mabnuucay in wax Doorasha ka dhici karin magaalada Dhuusamareeb

Wareegto ka soobaxday xaafiiska Madaxwayne Sheekh Shaakir ayaa lagu sheegay in Dhuusamareeb aan lagu qaban karin wax doorasho ah, maadama maanta lagu doortey madaxweyne iyo madaxweyne kuxigeen.

Isla wareegtadaan ayaa ciidamadda amaanka Dhuusamareeb lagu wargaliye in lafuliyo howlgalo lagu soo qabqabto Shabaabka ku soo saa’idey magaalada inta ay Dowladda Federaalka ku sugneed caasimadda Galmudug.

Hadalkaan ayaa u muuqda mid dhaliila Colaadeed lagu abuurayo

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064