Madaxweyne Xasan Shiikh oo wareegto ku joojiyay awoodihiisa Dastuuriga ah iyadoo Maalmo uga harsan yihiin muddo xileedkiisa oo aan dhamaaan weli. 05/09/2016 ayuu wareejiyay awooda.

Dagaal ooge Ina Farmaajo muxuu u wareejin waayay iyada oo 70 berri ka hor ay dhamaatay muddo xileedkiisa?

Ma waxa uu doonayaa inuu si gurracan u isticmaalo ciidamada oo uu ku weeraro Musharaxiinta & shacabka Somaliyed halkii ciidamada lagu weerari lahaa cadowga argagixisada Alshabaab ee maalin walba qarxin & qaarijin ku xasuuqay shacabka Somaliyed?

Dagaal ooge Ina Farmaajo waxaa uu doonayaa inuu ciidanka u isticmaalo doorashada si xoog ah, sidii uu ugu isticmaalay Baydhaba & Dhuusamareeb & Jowhar oo uu ku shubto. Sidoo kale inuu ku weeraro Musharaxiinta & shacabka Somaliyed ee degan Gobolka banaadir sidii uu ugu weeraray musharax Roobow & Shacabka degan Baydhaba. Sidoo kale oo uu ugu weeraray Macalin Maxamuud & Dr. Shaakir ee Dhuusmarreeb. Sidoo kale xildhibaanada inay laga soo qoro Xarunta Ex Nisa hadda ah xarunta argagixisada Alshabaab ee uu xukumo Fahad Yasiin, sidii uu jowhar ka sameeyay oo kale.

Dagaal ooge Ina Farmaajo weli dagaal ayuu diyaar u yahay.

Faanoole fari kama qodna.

Dayniile. Com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here