GAROWE (DAYNIILE.COM)-Ciidamada Sirdoonka Maamulka Puntland ayaa goor dhaweyd waxay qabteen wariye Jamaal Cismaan oo u shaqeeya Warbaahin laga leeyahay dalka Ingiriiska.

Garoonka diyaaradaha Garowe ayaa laga qabtay wariyaha lama oga inuu Taransit ku ahaa iyo inuu Garowe soo aaday.

Saraakiil ka tirsan Waaxda baarista ee Sirdoonka Puntland ayaa la soo sheegayaa inay  su’aalo  weydiinayaan.

Hogaanka  sirdoonka Puntland ma faah-faahin xariga wariyahaan oo hore Dowlada Somalia ugu eedeysay inuu xiriir la leeyahay Alshabaab.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIILE.COM

Previous articleGudoomiyaha MM TV oo Xabsiga laga sii daayay
Next articleRa’iisulwasaare xigeenka oo la kulmay wafdi QM ka socda+Sawirro

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here