HomeWarkiiWariye ka tirsanaa Warbaahinta Dowlada oo si xun loo jir dilay iyo...

Wariye ka tirsanaa Warbaahinta Dowlada oo si xun loo jir dilay iyo hanjabaad ka soo baxday

May be an image of one or more people, beard, people smiling and glassesMid ka mida Wariyayaasha ka howlgala Warbaahinta Dowlada Somalia oo lagu magacaabo C/qaadir Muxudiin Khaliif  ayaa si xun loo jir dilay xili uu isaga latigiisu soo bandhigay dhibaatada jirkiisa la gaarsiiyay.

Wariyaha waxaa dhibaateeyay sida isagaba uu sheegay maamulka Gobolka Banaadir iyo Nabad sugida  taasoo noqoneysa  ku takrifal dhanka awooda Dowladnimada ah,wariyaha ayaa bartiisa Facebook soo dhigay qoraal uu kaga hadlayo dhibaatada loo geystay iyo ereyo u badan hanjabaad ku saabsan inuu aar-gudan doono.

Sawiro uu soo bandhigay waxaa ka muuqda in lugihiisa sil silad lagu xiri jirey iyadoo qeybaha hoose ee lugihiisa ay ka muqdaan dhaawacyada soo gaaray,sidoo kale gacmaha faraha ayaa dhaawacya ka muuqdaan

Hadaba halkaan ka akhriso qoraalka wariyaha iyo hanjabaadiisa intaba:-

Si kasta oo aad Jirdisheen Balan waaye in aan idinka jeebo maalinka ay ahaataba.
Khiyaamahana waxaa la weydiindoonaa Mahad Salaad.

Hadda hanbo ayaan ahay I dhameestira hadaad awoodaan
Hadii kale dagaal keyga oo cir iyo dhul ah u diyaar garooba
Addoonkii Allaah
Eng Abdulkadir Muhudin KhaliifMay be an image of one or more people, people smiling and hospitalMay be an image of hospitalNo photo description available.No photo description available.No photo description available.May be an image of hospitalMay be an image of hospitalNo photo description available.May be an image of one or more people, henna and acupunctureNo photo description available.May be an image of x-ray
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -