Wariye Shaqadiisa ku waayey war bixin uu ka Diyaariyey Dad dhabano ah

0

Ismaciil Axmed Maxamed Turki oo Warbaahinta Shabeelle ka tirsan ayaa bartiisa Facebook qoraalkaan ku daabacay

“Waa nasiib daro weyn in shaqo qof looga joojiyo maxaad u baahisay dad guryahooda laga bur buriyay oo ka cabanaya shaqsi dhulkooda sheeganaya oo awood ka heesta maamulka gobolka banaadir ,

Musuq maasuqa warbaahinta soomaaliya ayuu galay ,

Maamulka shabeelle ayaa maanta igu sameeyay shaqo joojin iyagoo raali galeenaya gudoomiyaha gobolka banaadir ,

Saxaafada sidan ma ahan ee wax halaga badalo sidaas ayaan soo jeedinaa”.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here