Gudioomiyaha Baarlamaanka Puntland C/rashiid Yuusuf Jibriil ayaa si cara leh kaga hadlay Talaabadii uu qaaday Madaxweynaha Puntland Saciid Dani ee ahayd inuu la wareegay Xarunta Baarlamaanka taasoo u qaab eg in shaqada looga eryay Gudoomiyaha iyo team-kiisa.

Guddoomiye  C/rashiid Yuusuf Jibriil ayaa cadeeyay in Saciid dani la wareegay awooda xarunta Baarlamaanka Puntland.

Advertisement

Wuxuu xusay inay shaqadoodii ka hor istaageen ciidamada uu sheegay inay ka amar qaataan Saciid Dani,isagoo dhanka kalana ka digay talaabada la qaaday.

“waxaan ka digeynaa inay talaabadaani keento qalalaase siyaasadeed,Danni waxaan ugu baaqayaa inuu ciidamadisa kala baxo Xarunta Baarlamaanka”ayuu yiri C/rashiid Abwaan.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIIILE.XOM

Previous articleXarig jarka dib u dayactirka xarunta taraafikada +SAWIRRO
Next articleCiidamada Milatariga Somalia oo si rasmi ah goordhaw loogu wareejiyay Madaxtooyada+SAWIRRO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here