Farmaajow Aduunka dal Dal kale Dhoolatus iyo Xoog U sheeganayaa baa ka jira Adiguna Shacabka somaaliyeed Ayaad GoGor iyo Haramcad Dhoolatus Wadoyinka ugu Muujineysaa.

Taariikhda Somaaliya Baal Madow ayaad ka gashay Shacabka kuma iloobi doonan Waxad Xasusineysa Dagaaladi Jiilkoodi Dhamaaden ee ay iloobeen

Jiilkan Cusub ee Nolosha Cusub la qabsaday Oo tiknolojiyo casri ah in ay Dalka U bartaan larabo ayaad
Anaa Mucaaradka ka adkaaday Ka badin la’dahay
Fadlan inta Mar uu dalka ku sigtay Bilooyinkaan Danbe oo Dad ay Guryahodi Habeen Madow ka Qaxay Ma ogtahay Xaqmiyaa in aad Gaarsiiso Shacabka Heerkaas Colaad ilaa hada Nala daba taagan tahay. War Dagaal Iyo Qabiil Dib ha noogu Celinin.
Aan Aduunka Saaxiibo ku yeelanee. Aarsi Iyo qabiil Miyaad Wadaa Dan nooma aha ee Fadlan Tanaasul Samee
Hadaad Soomalida jeceshahay
Mahadsanid

Qore Mohamed Hassan Ahmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here