Warsidaha Dayniile Xasan sheikh iyo Muuse Suudi oo weeraray Dowlada Farmaaje

Senater Muuse Suudi Yalaxow oo ka mid ah xubnaha aqalka Sare ee Baarlamanka Soomaaliya oo khudbad ka jeediyay xaflada Caleemo-saarka Axmed Madoobe ee ka dhacday Kismaayo ayaa si kulul u dhaleeceeyey Madaxweyne Farmaajo.

Muuse Suudi ayaa waxaa uu sheegay in Madaxweyne Farmaajo haatan uusan jirin heshiis laga raadinayo oo dhexmari lahaa isaga iyo Madaxda maamul goboleedyada dalka ka jira.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064