Wasiirka Wasaaradda Awqaafta Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Mukhtaar Roobow oo ka hadlay munaasabad lagu doo xirayay Waqtiga  Xajka oo lagu qabtay magaalada Makka ee dalka Sucuudiga ayaa ku dhawaaqay in dib looga soo celiyey lacagihii ay qaateen shirkadihii  fulin waayay adeegga xajka.

Shirkadaha lacagaha laga soo celiyay  ayaa qaabilsanaa Basaska lagu qaadayey xujayda Soomaaliyeed,munaasabadan ayaa waxa ka soo qayb galay Wasiirka Awqaafta,Agaasimaha Guud ee Wasaaradda,Qunsuliyadda Guud iyo shirkadihii fulinayey Adeega Xajka

Advertisement

Waajibaadka xajka sanadkan ayaa waxaa soo gutay Illaa 11,500 oo xujay Soomaali ah .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here