Wasaarada Duulista Hawada oo mar kale Dib u dhigtay Duulimaadyadii Dalka

0

Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada XFS Maxamed Cabdullaahi Salaad {Oomaar} oo la hadlay goordhaw Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in mar kale dib loo dhigay furitaanka duulimaadyada sabab la xiriirta iyadoo laga taxadarayo faafitaanka cudurka Covid-19.

Wasiirka ayaa la ogeyn sababta Dib loogu Dhigay iyadoo horay sidaan oo kale Dib ugu Dhigeen dhowr Jeer

Soomaaliya ayaa hada u Muuqata in ay Xeen Daab Culus sii galineysa dadka Socotada ah oo ku Xaniban Gudaha Dalka

Inta badan Aduunka intiisa ayaa dib loo Furay Duulimaadyada iyadoona Qaarada Afrika wali aan la Fasixin

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here