Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa war ka soo saartay dhacdo galabta ka dhacday Garoonka diyaaradaha Magaalada Jowhar.

dhacdadaan ayaa ahayd dagaal dhex maray ciidamada Kumaandooska Danab iyo kuwa Hirshabelle oo ilaalo u ahaa Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Hirshabelle.

Advertisement

Hadaba halkaani hoose ka akhriso warbixinta oo sideeda u qoran:-

May be an image of text

Previous articleMadaxweyne Cali Guud-laawe oo saxiixay dhaqan-galka ansixinta 8 Degmooyin cusub degmooyinka
Next articleQaban qaabada dibad bax lagu taagerayo Geesinimada Ra’iisulwasaare Xamaze oo Muqdisho ka socota

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here