HomeWarkiiWasaarada Maaliyada oo hirgelineysa mashaariic waa weyn oo lagu dhisayo wadooyinka isku...

Wasaarada Maaliyada oo hirgelineysa mashaariic waa weyn oo lagu dhisayo wadooyinka isku xira Muqdisho ilaa Maamulada Somaliland iyo Puntland

May be an image of grass, road, Uluru and horizon Prof.Yaxye Sheekh Caamir ayaa barihiisa bulshada ku soo gudbiyay mashaeriic waa weyn oo wasaarada maaliyada Somalia ka hirgelineyo dalka oo dhan Muqdisho ilaa Hargeysa ilaa Garowe.

Mashruucaan oo u badan wadooyin casri ah oo isku xira dhamaan Gobolada dalka ayaa waxaa ku bixi doona malaayiin doolar .

Warbixinta Yaxye Sheekh Caamir ayaa sidan u qoran:-

Hambalyo Wasaaradda Maaliyadda.
Wasaaradda Maaliyadda waxaan ugu Hambalyeynayaa, Qorshaha Mashuruuca ID:173119.
Magaciisuna yahay: Somali- Horn of Africa Infrastructure Integration Project (SHIIP)
Kaa oo ah dhimo Wadooyin isku xirayo Gobalada Dalka ayna ku bixi doonto Malaayiin Lacag ah oo Wasaaradu ay noo soo deynsatay.
Waxanaa Fulinayo:
1. Wasaradda Howlaha Guud Dib u dhiska iyo Guriyeeynta ee Dowladda Federaalka
2. Wasaaradda Gaadiidka iyo Horuumarinta Waddoyinka ee Somali land.
Mashruucaa waxaa laga fulinaa Dalka gudihiisa, wajiga 1aad waa 550 KM, Wajiga 2aad waa 900 km.
Wadooyinka oo Saddax qeyb ah waxa ay isku xiri doontaa.
A) Mogadishu – Baydahabo- Kismayo
B) Garowe – Bossaso
C) Berbera- Hargesa.
Waxaan Wasaarada ugu hanbalyeynayaa, sida ay u tixgalinee, Baahida Wadooyinka Dalku sida ay u kala muhimsanyihiin iyada oo Bulshada u fududeeynee Kobcinta dhaqaale iyo Fududeynta isku Socodka Bulshada.
project ID: P173119
• Official Name: Somalia – Horn of Africa Infrastructure Integration Project (SHIIP)
• Status: Active (Implementation Phase)
• Borrower: Ministry of Finance, Federal Republic of Somalia
•Implementing Agencies:
•Primary: Ministry of Public Works, Reconstruction and Housing (MoPWRH)
•Secondary: Somaliland Ministry of Transport and Road Development
SHIIP Project Road Planning (Preparation Phase)
– Priority Corridor Designs: 550 kilometers
– Secondary Road Connections: 900 kilometers
– Total Road Planning Scope: 1,450 kilometers
Somalia Internal Corridor
– Primary Route: Mogadishu – Baidoa – Kismayo
– Secondary Routes: Garowe – Bosaso, Hargeisa – Berbera
– Estimated Length: 800–1,000 km
– Economic Focus: Internal market inMay be an image of horizon and roadMay be an image of text that says "WORLD BANK WORLDBANKGROUP GROUP WhatWeDo What We Do Q Esta página em: PT Somalia Horn of Africa Infrastructure Integration Project"May be an image of Bryce Canyon National Park, Uluru, road and horizontegration and port connectivity
Qore:Yahya AmirMay be an image of grass, twilight, fog, road and horizon

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -