Wasaarada warfaafinta oo war care ka soo saartay dhacdadii Shalay loofu Geystay Abwaan Shubbe

War Qoraal ah oo kasoo baxay Wasaarada Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumada Soomaaliya ayaa lagu kala saaray xilka iyo waajibaadka Shaqo ee Tiyaatarka Qaranka iyo Agaasimaha Howbalada Waabari.

Waxaa sidoo kale qoraalka kasoo baxay Wasaarada Warfaafinta lagu sheegay in ay jiraan fanaaniin iyo majaajiliistayaal katirsan hoobalada Waabari oo dowlada Mushaar ka qaata hadana u shaqeeya Telefishiino iyo Warbaahino kale oo madax banaan.

Halkan ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Wasaarada Warfaafinta

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064