HomeWarkiiWasaaradda Awqaaafta Arrimaha Islaamka oo fartay Masaajida Dalka in Khudba-jimcaadka beri looga...

Wasaaradda Awqaaafta Arrimaha Islaamka oo fartay Masaajida Dalka in Khudba-jimcaadka beri looga hadlo Midnimada Umadda Soomaaliyeed

Wasaaradda Awqaaafta Arrimaha Islaamka Xukuumada Soomaaliya oo imaamyada iyo khadiibyada Masaajidda Dalka amartay in khudbada Jimcaha ee Berri looga hadlo Midnimada Umadda Soomaaliyeed iyo iskudega cadowga Israa’iil.May be an illustration of ‎text that says "‎Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Awqaafta & Arr. istaamka الفيذراليه اليه الصومال رية جمهو مية الإسلا والشؤون الأوقاف وزارة The Federal Republic of Somalia Ministry of Endowments & Islamic Affairs WARGELIN/OGEYSIIS Wasaaradda Arrimaha Islaamka Xukuumadda Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya, waxey ku wargelineysaa islamarkaasna ay faraysaa dhamaan imaamyada iyo khadiibyada Masaajidda Dalka in khudbada. Jimcaha ee maalinta berri ah 02/01/2026 02/01/ looga hadlo Ahmiyadda Midnimada iyo Wadajirka Umadda Soomaaliyeed iyo Khatarta ay leedahay Faragelinta Yuhuudda. Sidaas daraadeed, la farayaa dhamaan khadiibyada masaajidda Dalka inay howshaas sida ay tahay ay fuliyaan maalinta berri ah. Mahadsanidiin.‎"‎

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -