Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada Soomaaliya ayaa soo saartay qoraal ay ku hakisay isku imaatinka shaqaalaha iyo xaadirintooda si looga fogaado faafidda cudurka Covid-19.

Qoraalka ayaa lagu sheegay in shaqaalaha intooda badan la fasaxay, isla markaana ay soo shaqa tegayaan oo kaliya inta aan looga maarmeyn xafiisyada hey’adaha dowladda.

Tallaabadan ayaa loo sababeeyey yareynta faafitaanka cudurka Coronavirus oo hadda ku soo laba kacleeyey Soomaaliya.

Hoos ka akhriso warqadda

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here