Wasiiirka gadiidka iyo duulista hawada oo ka hadlay diyaaradii oo saaka ku dhacay gudaha garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdish

0

Wasiiirka gadiidka iyo duulista hawada xukuumadda Soomaaliya, Maxamed Cabdullahi Salaad (Oomaar)  ayaa faah faahin ka bixiyey shil diyaaradeed oo saaka ka dhacay gudaha garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho.

Oomaar ayaa sheegay in diyaaradda oo ay la socdeen illaaa 4-qof oo isugu jira duuliyeyaasha iyo shaqaale, kuwaas oo ay soo gaareen dhaawacyop fud-fudud.

Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray inuu burbur diyaaradda dhacday ka soo gaaray qeybta hore, kaddib markii ay ku dhufsatay derbi shub ah oo ah xayndaabka garoonka.

Wasiirka gaadiidka duulista hawada Soomaaliya ma shaacin sababta dhalisay shilkaasi ku yimid diyaaradda oo ku sii jeeday magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here