Wasiir Cabdullahi Goodax Barre oo ka jawaabay hadalkii madaxweynaha Puntland ee ahaa in uusan ka war-qabin natiijada imtixaankii dugsiyada sare

0

Xili maalmo ka hor dadka   Muqdisho  ay aad uga caroodeen Natiijadii ka soo baxday Imtixaankii Dowlada ay qaaday, ayaa waxaa isi soo taraya Eedaynta loo jeedinayo Wasiirka Waxbarashada Goodax Bare.

Wasiirka wasaaradda waxbarashada Soomaaliya, Xildhibaan Cabdullahi Goodax Barre oo u warramayey Telefishinka Universal ayaa ka jawaabay hadalkii madaxweynaha Puntland ee ahaa in uusan ka war-qabin natiijada imtixaankii dugsiyada sare oo ay badi ku dhaceen ardayda magaalada Muqdisho.

sidoo kale Goodax Barre ayaa qirtay eedaasi, wuxuuna sheegay in isagu aysan aheyn in uu ka war-qabo imtixaanka, balse ay wasaaraddu u xil-saartay macalimiin gaar ah.

Illaa 83 Macalin ayuu sheegay in wasaaradda waxbarashada xukuumadda Soomaaliya ay uga wakiil ahaayeen imtixaanaadkaasi, kuwaas oo shaqada qabtay.

 

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here