HomeWarkiiWasiir Caydiid oo mar kale weerar afka ah ku qaaday Faderaalka, kuna...

Wasiir Caydiid oo mar kale weerar afka ah ku qaaday Faderaalka, kuna tilmaamay Muqdisho meel Alshabaab kaabiga ku soo hayaan

GAROWE (DAYNIILE.COM)-Wasiirka Warfaafinta Maamulka Puntland ayaa u jawaabay Wasiirka Beeraha Dowlada Somalia oo dhawaan ka hadlayay in Xildhibaan Sanyare oo ka soo jeeda Puntland uu ogolyahay in doorasho qof iyo cod ah ay ka dhacdo deegaanada uu ka soo jeedo laakiin uusan ogoleyn in reer Muqdisho doortaan madaxda ay rabaan sida uu yahay qorshaha Dowlada Somalia.

Wasiirka Waraainta Puntland Maxamudu Caydiid Dirir wuxuu diaacay Xuildhibaan sanyare isagoo carabka ku adkeeyay inaan Muqdisho lagu qaban karin doorasho qof iyo cod ah madaama amni uusan ka jirn waa sida uu warka u dhigay.

“xamar Alshabaab ayaa u taagan labada ilin ee laga galo ee Afgooye iyo Balcad ,waxayna qarxiyan meel kasta oo ay doonaan oo muqdisho ah”ayuu yiri Wasiir Caydiid

Halkaan ka daawo faah-faahinta muuqaalka Wasiirka oo aan ka soo xiganay Risaala TV:-

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -