HomeWarkiiWasiir Fiqi muxuu ku soo arkay Machadka farsamada ee Ciidamada Milateriga...

Wasiir Fiqi muxuu ku soo arkay Machadka farsamada ee Ciidamada Milateriga Dalka Serbia+SAWIRRO

Wasiirka Gaashaandhigga, Mudane Ahmed Moallim Fiqi, ayaa maanta kormeer ku tegey Machadka Farsamada ee Ciidamada (Military Technical Institute) ee magaalada Belgrade.

Waxaa halkaas ku soo dhoweeyay saraakiil ka tirsan Wasaaradda Difaaca ee dalka Serbia, kuwaas oo warbixin ka siiyay shaqada machadka ee horumarinta tiknoolajiyadda difaaca, oo ay ku jiraan nidaamyada diyaaradaha aan duuliyaha lahayn, qalabka hubka, iyo gaadiidka dagaalka.

Booqashadan waxay qeyb ka tahay dadaalada Soomaaliya uga jirto xoojinta awoodda Ciidanka Xoogga Dalka iyo sahaminta fursadaha iskaashi ee ay la yeelanayso saaxiibbada caalamka.
May be an image of 9 people and textMay be an image of 3 peopleMay be an image of 4 people and textMay be an image of 6 people and textMay be an image of 5 people, aircraft and textMay be an image of textMay be an image of 5 people and textMay be an image of 2 people and text
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -