HomeWarkiiWasiir Fiqi oo boqoday furimaha dagaalka ,uguna baaqay inay difaaca ka baxaan,...

Wasiir Fiqi oo boqoday furimaha dagaalka ,uguna baaqay inay difaaca ka baxaan, weerarna qaadaan+SAWIRRO

No description available.Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Gaashaandhigga Somalia  Axmed Macalin Fiqi ayaa maanta gaaray furumaha dagaalka Gobolka Shabeellada Dhexe

“Sida Gudoomiye muungaab sheegay booqashadeenu waa mid kooban oo aan ugu kuur galeyno xaalada ciidamada kala duwan ee qaranka iyo kuwa macawisleyda waxaad tihiin muhaahidiin mudaa lagu sugnaa duranta 4 bilood dagaalka waxaa ka daran in furinta lagu sugnaado waana meesha ragu isku dhaafay, waan idinka mahadcelineynaa waliba inaad socodkii qawaarijta darbi u dhigtyeen oo hakiseen”ayuu yiri wasiir Fiqi oo ciidamada Dowlada kula hadlayay furimaha dagaalka ee Gobolka shabeelaha dhexe gaa ahaan deegaanka Xaaji Cali

Sidoo kale Wasiir Fiqi wuxuu ugu baaqay ciidamada in markan dhufeyska laga baxo oo hor loo socdo islamarkana Alshabaab loogu tago halka ay joogaan

“waxaa noo dhimaan inad hore u socotaan oo difaaca laga baxo ,waad ogtihiin ciyaakaan khawaarijta waa dad tabar daran oo kaliya u socda inay naftooda haligaan,waxaan u baahanahay inay hore loo socdo, koleey saraakiisha hogaamin doontaa”ayuu ar kale yiri

Dhanka kale Gudoomiye ,uungaab oo isna hadlay ayaa ku daray in socdaalkooda kan xiga ay ku tagi doonaan raage Ceelle ,Warsheekh iyo waliba xerada ciidamada qorilow .

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA 
DAYNIILE.COMNo description available.No description available.No description available.No description available.No description available.No description available.No description available.No description available.No description available.No description available.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -