HomeWarkiiWasiir Fiqi oo ka warbixiyay Xaflad aroos oo kulmisay Isaga, Xassan Cali Kheyre,...

Wasiir Fiqi oo ka warbixiyay Xaflad aroos oo kulmisay Isaga, Xassan Cali Kheyre, iyo C/raxmaan C/shukur

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Wasiirka Gashaandhiga Somalia Axmed Macalin Fiqi ayaa ka warbixiyay Xaflad aroos oo kulmisay Isaga, Xassan Cali Kheyre, iyo C/raxmaan C/shukur taasoo sida uu sheegay dadka qaar la yaab ku noqotay mucaarad iyo muxaafad hadana iskala qeybgalaya aroos.

Wasiir Fiqi  wuxuu sheegay si kasta oo mucaarad iyo muxaafid loo kala yahay hadana in dadku walaalo yihiin oo xafaladaha farxadaha iyo tacsidaba ay qasab in laga wada qeybgal.

“dad badan baa la yaabay waxay leeyihiin mucaarad iyo muxaafid ayaa meesha isugu yimid,marka la faraxsan yahay aroosyada iyo xiliga geerida labadaasba xuduud ma leh ,waa la isku tagayaa dadkaana waa walaalo ” ayuu yiri Wasiir Fiqi

XAFIISKA WARARAKA SIYAASADA

DAYNIILE.COM

May be an image of dais

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -