HomeWarkiiWasiir Fiqi oo ku eedeeyay Saciid Deni inuu dhiiri geliyo burcad badeeda

Wasiir Fiqi oo ku eedeeyay Saciid Deni inuu dhiiri geliyo burcad badeeda

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Wasiir Gaashaandhiga Somalia Axmed Macalin Fiqi ayaa mar uu ka hadlayay arinta burcad badeeda wuxuu si weyn ugu eedeeyay Madaxweynaha Maamulka Puntland inuu ku dhaqaaqay talaabo dhiiri gelin u ah burcad badeeda.

“Saciid Dani oo Puntland haysta waxaa ceyb ku ah in Ciidanka Xoogga Soomaal ee soo  furtay Markab afduub lagu heystay uu ku tilmaamo inay lacago qaateen” ayuu yiri Wasiir Fiqi

Wasiirka wuxuu intaasi ku daray in ereyada Dani ay fariin u direyso burcad badeeda taasoo ah inay maraakiibta ka qaataan lacag madax furasho ah.

Haddaba halkaan ka daawo muuqaalka hadalka Wasiir Fiqi oo aan ka soo xiganay Dalsan TV:-

RELATED ARTICLES

1 COMMENT

  1. KAN BAACAAN WAA ISKA HADLAA EE WARKIISA QIIMO HALOO YEELIN WAA DABAAL DANTIISA OG WAAYE DHULKAAN BOOBKA LAGU HAAYO AYAA SABAB U AH INDADKA LA –

    BARAKICIYO OO REERAHIISA DHAN SOO RARO OO DHAGXAANTAASWAXABA YAALIN-

    USHEEGO :

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -